Xarun Degmo oo Al Shabaab ku qarxiyeen Muqdisho oo dib u dhis lagu bilaabay (Daawo Sawirada)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarunta degmada Warta Nabada . Xarunta Degmada Warta Nabada ayaa bur bur xoogan waxa uu kasoo gaaray qarax ismiidaamin ah oo Al Shabaab ku qaadeen  14-kii bishii MAY ee sanadkii hore 2019-ka, waxaana xarunta qaraxaasi ka soo … Continue reading Xarun Degmo oo Al Shabaab ku qarxiyeen Muqdisho oo dib u dhis lagu bilaabay (Daawo Sawirada)